Monday, March 14, 2011

Somali girls are most beautiful in Africa

*Naasahan sidii hooto waran horay u sootaagan
*Dibnahaagan hiifkaba aqoon hadaldsan mooyaane
*Gudub halacsi daymada indhahaan hibada loo siiyay
*Qosol hanaqa soo taabayo caashaq hurinayaa
*Ilko aan hugoodi ka lumin kalana hoosaynin
*Sankaaga hanaankiyo qorshaha hadiyad loo siiyay
*Dhabanada hareeraha wacan wajiga halaca nuuraya
*Suuniyaha habkooda wacan hadal dhamayn waaye
*Luquntaa habkii geri leh hadal wax dhafsiyay
*Timaha hoos garbaha uga degoo sinaha haabhaabtay
* Heega iyo laafyaha gacmaha hibada loo siiyay.
*Dhexdan Aan hareeraha u fidin horayna soo taagmin
*Hanaan quruxsan waa taa indhuhu ku haqab beelene!!!!!!!!!
Published with Blogger-droid v1.6.7

No comments:

Post a Comment